Diyaarad shil ku gashay garoonka Diyaaradaha magaalada Baardhaare (Daawo Sawirada)

Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi shil ku gashay diyaarad nuuca yar yar ah oo ka duushay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde magaalada Muqdisho. Diyaaradan oon wali la shaacin waxa ay waday ayaa shil aan khasaaro nafeed geesan ku gashay garoonka diyaaradaha Baardheere, waxaana diyaarada oo nuuceedu ahaa 5Y-WFC soo gaaray … Continue reading Diyaarad shil ku gashay garoonka Diyaaradaha magaalada Baardhaare (Daawo Sawirada)